Guddoomiyaha Western Canada Ee Xisbiga Waddani Oo Dhamaan Hambalyo Uu Diraya Dadka Islaamkaa Ah Munaasibada Ciid Al-Fitri Ah

0
Sunday May 24, 2020 - 09:09:14 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1059
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Western Canada Ee Xisbiga Waddani Oo Dhamaan Hambalyo Uu Diraya Dadka Islaamkaa Ah Munaasibada Ciid Al-Fitri Ah

    W/Q: Bashe Jama Elmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Bashe Jama Elmi

Aniga Oo Ku Hadleya Magacayga Bashe Elmi Iyo Kaan Guddida Iyo Ka Taageerayasha Xisbiga Waddani Ee Western Canada

 

Ciid Mubarak Kulu Caam Wa Antum Bikhayr

 

Waxaan Hambalyo Uu Diraya Dhamman Dadka Islaamka Eh Gaarahaan Shacabka Somaliland Iyo Baheweynta Xisbiga Waddani

 

Illaahay Waxaan Ka Ragaynaya Sanadankan Sanadankiisa

 

Bash Bash Iyo Barawaqo Inugu Gadhsiiyo

Aamin,  Aamiin ,Aamiin

Guddoomiyaha Western Canada Ee Xisbiga Waddani

W/Q: Bashe Jama Elmi



[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...