Bahda Hadhwanaagnews Oo Tacsi Udirtay Ehelkii Ay Ka Baxday Marxuumad Nadiifa Maxamed Daarood.

0
Sunday May 24, 2020 - 09:07:32 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1635
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bahda Hadhwanaagnews Oo Tacsi Udirtay Ehelkii Ay Ka Baxday Marxuumad Nadiifa Maxamed Daarood.

    inaa lilaahi wa inaa I-laahi raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

inaa lilaahi wa inaa I-laahi raajicuun


 

TACSI waxaa Maanta oo Ciid ah waxaa Geeriyootey Hooyada dhashey walaalkeen General Cisman Cali Cilmi Marxuumad Nadiifa Mahamed Daarood oo Hargeysa ku geeriyootay inaa lilaahi wa inaa I-laahi raajicuun.

Mulkiilaha iyo dhamaan shaqaalaha Hadhwanaagnews  waxay Marxuumada  ilaahey uga baryaynaynaa inuu ilaahey janadii fardowsa ka waraabiyo, General Cismaan-na waxaan leeyahay ilaahey samir & iimaan Allaha kaasiiyo Aamiin, Amiin, Amiin.

Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...