Baaq Shacab Waxa Uu Toosinayaa Qarankeena..W/Q Maxamed Abiib

0
Saturday May 23, 2020 - 22:30:53 in Articles by
  • Visits: 1434
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq Shacab Waxa Uu Toosinayaa Qarankeena..W/Q Maxamed Abiib

    Baaq Shacab Waxa Uu Toosinayaa Qarankeena..W/Q Maxamed Abiib

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baaq Shacab Waxa Uu Toosinayaa Qarankeena..W/Q Maxamed Abiib


Baaq shacab waa Toosiyaha qarankeena waana Tilmaamaha jidka rajada cusub ee Somaliland.

No photo description available.


Baaq shacab waa Ababiyaha bulsho cusub oo leh dareen wadaniyadeed oo u taagan la xisaabtanka madaxda ay u igmadeen danaha qarankooda.


Baaq shacab waa koriyaha iyo kobciyaha hanka bulshada si ay u hiigsadaan horumar u qalma rabitaankooda sodon jirsaday.


Waan u mahad naqaynaa dhamaan umada somaliland ee sida muga iyo miisaanka leh u qaabilay ina garab istaagay baaqi shacab ee xambaarsanaa dareenka bulsho.


Walaaleheena aan wali fahmin ee kasoo horjeedana waxan u rajaynaynaa inay dhawaan fahmi doonaan garabna istaagi doonaan hadii alla idmo.


Dhamaanteen waxa inala gudboon inaynaan ku coloobin kuna kala fogaan ee aan doodaheena u dhiibano si ilbaxnimo iyo xilkas leh una qalanta danaha qarankeena.



W/Q Maxamed Abiib

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...