Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka soo horjeestay xil ka qaadis iyo magacaabis uu sameeyay M/Deni

0
Saturday May 23, 2020 - 18:00:08 in News by A. Asbaro
  • Visits: 2380
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka soo horjeestay xil ka qaadis iyo magacaabis uu sameeyay M/Deni

    Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka soo horjeestay xil ka qaadis iyo magacaabis uu sameeyay M/Deni

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka soo horjeestay xil ka qaadis iyo magacaabis uu sameeyay M/Deni

Hargeisa(HWN):-Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ka hor yimid Xilka qaadis iyo Magacaabis uu sameeyay madaxweynaha Puntland.



Qoraal ka soo baxay madaxweyne ku xigeenka ayaa lagu sheegay in aanu wax wada tashi ah ku lahayn magacaabidda islamarkaana wuxuu madaxweynaha ku eedeeyay inuu ka xadgudbay dastuurka Puntland.




Loading...
Loading...