Boorama oo Laga Oogay Salaadda Ciidul Fitriga

0
Saturday May 23, 2020 - 17:31:47 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1764
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boorama oo Laga Oogay Salaadda Ciidul Fitriga

    Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay dhawaan soo saartay amar ah in aan la isugu imaan karin goobaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay dhawaan soo saartay amar ah in aan la isugu imaan karin goobaha

Hargeisa(HWN):-Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa waxaa saaka si weyn looga oogay Salaada Ciidul fidrida.



Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay dhawaan soo saartay amar ah in aan la isugu imaan karin goobaha salaadada ciidda lagu oogo sababo la xidhiidha xanuunka Coronavirus awgii.

Balse dadweynaha ku dhaqan magaalada Boorama ayaan u hogaansamin awaamiirtii xukuumada Somaliland ku mamnuucday in aan la isugu iman karin goobaha salaada ciida lagu tukado.

Sidoo kale, maamulka gobolka Awdal ayaa iyagu fulin amarkii xukuumada iyagoo aan wax talaabo ah oo ay ku joojinayaan tukashada salaada Ciida ee maanta.





Hadhwanaagnews,Office
Hargeisa,Somaliland

Loading...
Loading...