War Deg Deg Ah:-Dawlada Sucuudiga Oo Shaacisay Wakhtiga Ay Ku Beegan Tahay Ciidal Fidrigu

0
Friday May 22, 2020 - 20:39:29 in News by
  • Visits: 5968
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Dawlada Sucuudiga Oo Shaacisay Wakhtiga Ay Ku Beegan Tahay Ciidal Fidrigu

    War Deg Deg Ah:-Dawlada Sucuudiga Oo Shaacisay Wakhtiga Ay Ku Beegan Tahay Ciidal Fidrigu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Dawlada Sucuudiga Oo Shaacisay Wakhtiga Ay Ku Beegan Tahay Ciidal Fidrigu


Hargeysa(HWN):-Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa waxaa ay shaacisay maalinta la Ciiddayo, kadib markii dadaal dheer kadib caawa la waayey bisha Shawaal.


Sidoo kale, mas’uuliyiinta Sacuudiga iyo dalal kale oo Islaam ah ayaa ku dhawaaqay in Axadda ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fitriga.




Dalka Sacuudiga, dadaal dheer oo loo galay in bisha Shawaal la arko caawa ayaan la guuleysan, waxaana mas’uuliyiintu sheegeen in 30-ka Ramadan la dhameystirayo maalinta Sabtida ah.


Sidoo kale, xarumaha Saadaasha Hawada ee dalalka Indonesia iyo Malaysia ayaa si rasmi ah u sheegay inaanay helin bisha taas oo macnaheedu yahay in Axadda ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fitriga.


Dhinca kale, warbixino laga helay Turkiga ayaa sheegaya inaan bisha laga arag, islamarkaana lagu dhowaaqay in maalinta koowaad ee Ciidda ay tahay Axadda, 24-ka May.


Guddiga Aragga Bisha ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dalka Qatar ayaa Iyana sheegay in Axadda ay tahay maalinta koowaad ee Ciidda, kadib markii caawa la waayey bisha.


Loading...
Loading...