Hambalyo Gudoomiye Farxaan Aaden Haybe. Qalinkii: Ibraahim cabdi Caynaanshe

0
Friday May 22, 2020 - 15:34:34 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Gudoomiye Farxaan Aaden Haybe. Qalinkii: Ibraahim cabdi Caynaanshe

    Qalinkii :Ibraahim cabdi Caynaanshe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qalinkii :Ibraahim cabdi Caynaanshe
Hambalyo Gudoomiye Farxaan Aaden Haybe. Qalinkii: Ibraahim cabdi Caynaanshe



Sidaan wada ogsoonahayBani_adamkuhadii uu kooxo ama bulshomeelwada degen yahay Sharci iyo kala danbeynkama maarmo,waana ta keentayin dadku dawlado iyo sharciyo ay heshiis ku yihiin sameystaan si maareyn,xalilaad iyo hab Sharciya loogu helo arimaha noloshooda khuseeya ama ka dhexdhaca , Hadaba inta taariikhda dunida la ogyahay ma jiro lamana aragSharci Islaam iyo mid Gaal toona ( Diin,Dastuur, sharci ama xeer ) ay dad dunida ku noolaan jirey ama imika ku nooli leeyhiin oo ogol arimo ay ka midyihiin kuwa hoose

1) Ma jirtooo lama arag Diin,Dastuur ama sharci xalaaleynaya (ogol) in qof ama madax layska caayo

2) ma jiro sharci Maamul,Hay,ad (puplic & privets),shirkad ama meelkasto dad ka shaqeeyo oo Sharcigau yaal ogolyahay in Qofka/madaxda aad u shaqeysoadoo shaqaale u ahinaad meelfagaare (media) ah aad cay, Kicin bulsho iyo aflagaado ula timaado isla markaana bulshada u gudbiso

3) ma jiro sharci dad ku dhaqmo,ku shaqeeyaan ama ay leeyihiin oo muwaadin, shaqaale, amamadaxda dadka sharci wada dhigtey ka mida ah oo gaar sharcigu uguogolaanayo in qofcirdigiisa, sharaftiisa, Karaamadiisa la caayo ama warbaahin loo mariyo aflagaado.

Intaasi waa iga hoga tusaaleyn iyo inaad akhristeila fahanto shuruucaha aduunka ka jira inayna marnaogoleyn qodobo ku waa sare ka mid yihiin, Dastuurkeena iyo shuruucda dalkeena u yaalana waa lamid, sidaa daraadeed waxaan la yaabay. Nin weyn oo abwaan ah (Abwaan Ku jare) oowax yaalaha Diinteenaislaamka,Dastuurka iyo shuruucda dal keena Somaliland ba mamnuuceeninuu ku talaabsato, ninkaasi wuxuujebiyey sharcigii dadkani wada lahaayeen isagoo weliba shaqaale Qaranka u shaqeeya ah manuuxaqdhawrin Sharcigii Hay,ada shaqaalaha ee muwaadiniintu wada lahaayeen,si badheedha ooula kacana ugu gafo sharcigii qaranka oo uu jebiyo isagoo meel fagaare (media) ah madaxdii qarankeenacay iyo aflagaado u mariyey ,waxa kale oo uu sameeyey ninkaasi isagoo shaqaale dawladeeda

1) cay, iyo aflagaado madexweyne ,iyo madax kale

2) inuu isagoo abwaan sheeganaya oo Shaqaale dawladeeda ah inuu Qarankasharcigii uuugu shaqeynayeysi badheedha u jabiyo

3) Umuu tudhin Diin, Dal, dad iyo sharci toona markuugebayo,cay ,kicin iyo aflagaado ah media si ula kaca ula yimiwaxaanu gebay ku sheegey wax ku xuncaqliga saliimka,Diinteena iyo sharciga dalkeenabawaxaanu denbi ka galay Dadkan iyo dalkaba, waxarun oo qof kastaarkaa insharciga shaqaalaha ninkaasijabiyey,.



Waxaan halkan Hambalyo iyomahadnaq uga dirayaaGudida anshax marisay danbiilahan iyoGudoomiyaha Hay,ada shaqaalaha Dawlada Mudane Farxaan Aaden Haybe sida wanaagsan ee uu uga gutey waajibkiisa sharci ninkaa baal marey ee jebiyey Shuruucdii uu qarankani lahaa.



Allah mahad leh



Qalinkii :Ibraahim cabdi Caynaanshe


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...