Madaxweynaha Soomaaliya Oo Masuul Cusub U Magacaabay Hab Agaasimaha Maamuuska Madaxtooyada

0
Thursday May 21, 2020 - 14:01:38 in News by
  • Visits: 1738
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Soomaaliya Oo Masuul Cusub U Magacaabay Hab Agaasimaha Maamuuska Madaxtooyada

    Madaxweynaha Soomaaliya Oo Masuul Cusub U Magacaabay Hab Agaasimaha Maamuuska Madaxtooyada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Masuul Cusub U Magacaabay Hab Agaasimaha Maamuuska Madaxtooyada


Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa masuul cusub u magacaabay agaasimaha hab maamuuska madaxtooyada.


war lagu baahiyey boga Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madaxweyne Farmaajo uu magacaabay agaasime cusub oo masuul ka noqon doona hab maamuuska madaxtooyada soomaaliya.

Image may contain: 1 person, standing


warka ka soo baxay madaxtooyada soomaaliya ayaa lagu yidhi "Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Yussuf Hassan Salan in uu noqdo Agaasimaha Hab-maamuuska Madaxtooyada Qaranka. Mudane Yussuf waxa uu hore u ahaa Agaasime ku Xigeenka Hab-maamuuska Madaxtooyada, taas oo dhaxalsiisay in uu kasbado khibrad shaqo oo xoog leh.


Loading...
Loading...