Bahda Hadhwanaagnews Oo Tacsi Udiray Qoyskii Uu Ka Baxay Caaqil Ismaaciil Xasan Faarax

0
Thursday May 21, 2020 - 12:08:35 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1055
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bahda Hadhwanaagnews Oo Tacsi Udiray Qoyskii Uu Ka Baxay Caaqil Ismaaciil Xasan Faarax

    Inaa lilahi wa inaa ileyhi raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa lilahi wa inaa ileyhi raajicuun

 kulu nafsin daa iqatul mawt.

 




Waxaa  magaalaada Hagaysa ku geeriyooday Caaqil Ismaaciil Xasan Faarax oo kamid ahaa cuqaasha Gobolka Maroodi-jeex, kana soo jeeday Beesha Muuse Celi (Arab).


Caaqilka ayaa ahaa adoon wanaagsan oo wakhtigiisa inta ugu badan ku bixin jiray xalin khilaafaadka.


Dhamaan Bahda Shabakada Hadhwanaagnews oo uu ugu horeeyo Mulkiilaha shabakada Hadhwanaagnews Axmednasir Jibriil Faarax, iyo dhamaa maamulka iyo shaqaalaha shabakaduba waxay tacsi udirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuumku.


 Marxuunkana waxay  ilaahey uga baryayaan inuu  unaxariisto samir iyo iimaana ha kasiiy ehelyadii iyo qaraabadii iyo asaxaabtii iyo qaranka somaaliland, wuxuu ahaa halyey qaran oo ka baxey qarank somaalilaand waxaan illaahey uga baryayaa marxuunka inuu janatul fardawsa geeyo aamiin aamiin Aamiin

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...