Dhambaal Yar Hanbaliyada Ciida Iyo KhayrkaRamadaanta

0
Thursday May 21, 2020 - 09:15:01 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 971
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhambaal Yar Hanbaliyada Ciida Iyo KhayrkaRamadaanta

    W/Q:Xamse Riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q:Xamse Riiraash
Waxa aynu ku jirnay bishii ramadaan,bishan oo ahayd bill khayrleh bishan oo  leh fadli iyo ajar dheeriya kaasi oo qofkii shaqaystaa uu ka hellayo wax aan la qiyaasi karayn.


Bishan oo ahayd bill   cagiran oo ku beeganayd wakhti adag iyo duni kala xidhan taas oo aan saamaxayn waxbadan dadkiina werwar galisay dilaaga qarsoon iyo xaalada karoonaha.



Ayay haddana in badan  ay ku dadaalayeen tukashada iyo tahjudk iyo taraawiixda wallow guryaha lagu oogayay.


Anigu waxay ii ahayd faa'ido weyn anigoo maalinta ku dadaalayay akhrinta qur'aanka kolba intaas oo dhan dhamaynayay oo kaga saarayay oo ku celcelinayay qiraadada iyo qur'aanka kariimka.


Alxamdulaah walina waan wadaa iyo khayrarka kale ee ku wajahan bisha tan.

Wali waynu ku jirnaa ramadaantii aniga  oo ilaah u baryaya muslimiinta in uu ka dulqaado dhibaatata covid 19ka.


Aniga oo Dadkana kuleh mar waba dhugta fariimaha wasaaradda caafimaadka ay dadka u gudbinaso .


Haddaba insha allah ciiddii oo iska soo dhow ayaa salaamayaa shacabka reer somaliland ummadda afka soomaaligu ku hadasha  ciid wanaagsan.
Hamse Riiraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...