Somaliland: Guddida Qaran ee Covid-19 oo Go'aammo Ka Soo Saaray Salaadda Ciidul Fidriga

0
Thursday May 21, 2020 - 06:51:55 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1284
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland: Guddida Qaran ee Covid-19 oo Go'aammo Ka Soo Saaray Salaadda Ciidul Fidriga

    Hargeisa(HWN):-Guddida heer qaran Covid19 ee Jamhuuriyadda Somaliland ka dib markii ay wada-tashi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(HWN):-Guddida heer qaran Covid19 ee Jamhuuriyadda Somaliland ka dib markii ay wada-tashi

Hargeisa(HWN):-Guddida heer qaran Covid19 ee Jamhuuriyadda Somaliland ka dib markii ay wada-tashi la yeesheen Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka iyo Dhakhaatiir Khibrad durugsan u leh sida laysugu gudbiyo Xanuunka Covid19, waxa ay soo saareen Go’aamo.
GUDDIGA HEER QARAN EE KA HORTAGGA SADHADA DUNIDA GAADHAY OO KA HADLAY SALAADDA IIDDA 2020


Go’aamadan ay guddidu soo saartay waxaa lagu joojiyey Gabi ahaanba Isu soo bixii maalmaha Ciidda iyo Tukada Salaadda Ciidul-fidriga ee Masaajidada iyo Garoomada. Sidoo Kale Waxaa lagu joojiyey Guud ahaanba Isu-socodka Gaadiiidka Dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahay Ee Gobolada iyo Degmooyinka Dalka.

Waxaa la faray Mulkiilayaasha Garoomada iyo Goobaha Caruurtu Ku Ciyaarto inaan la furi karin si looga bad baado Xanuunka Covid19. Waxaana la faray Dhammaan laamaha Ammaanka ee Dalka inay ku hawl galaan Ammaradan Guddida heer Qaran ee Covid19 JSL.

Hadhwanaagnews,Office
Hargeisa,Somaliland

Loading...
Loading...