Aadan Xaaji Cali ma Guddoomiyaha Maxkamadda saraa mise waa Guddoomiyaha Daawashadda Dulmiga socda?W/Q Axmed Bile

0
Wednesday May 20, 2020 - 15:29:33 in Articles by
  • Visits: 1040
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aadan Xaaji Cali ma Guddoomiyaha Maxkamadda saraa mise waa Guddoomiyaha Daawashadda Dulmiga socda?W/Q Axmed Bile

    Aadan Xaaji Cali ma Guddoomiyaha Maxkamadda saraa mise waa Guddoomiyaha Daawashadda Dulmiga socda?W/Q Axmed Bile

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aadan Xaaji Cali ma Guddoomiyaha Maxkamadda saraa mise waa Guddoomiyaha Daawashadda Dulmiga socda?W/Q Axmed Bile


Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Aadan Xaaji Cali wuxuu Guddoomiye ka yahay Haaya'adda Garsoorka Somaliland, Guddoomiyuhu wuxuu Daawanayaa Garsoorayaasha Haaya'addiisa oo ku tacadiyaya masaakiinta Dulman, wuxuu sidoo kale Daawanayaa madaxweynihii oo ku tumanaya Awoodii Dalka, ku tumashadaas oo gaadhsiisan ilaa heer madaxweynuhu Danyar dhul xoog kaga qaado, waa sida uu ku dhawaaqay Afayeenka Dawladda Somaliland ahna Wasiirka Warfaafinta Saleebaan Cali Koore.

Image may contain: one or more people, outdoor and nature


Dhowaan Shaqadii Garsoorka Waxa maroorsaday Gudidda Covid19 oo ah Guddi aan sharci ahayn iyaguba, Go'aamo ay soo saareen waxa ku dhintay 5 qof oo shacab ah oo Ciidan ku toogtay, waxa sidoo kale sife Sharci daro ah lagula wareegay Hanti Shacab.


Dulmigaa Guddoomiyuhu wuu daawanayaa mise isagaa qaybta ugu weyn ka ah tolow?

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...