Taariikhda Dhawr Iyo Kontonkii Boobe Waxaa U Jawaabtay Naasa-Haloodoo Ah Archives Ka Ugu Weyn Somaliland.

0
Wednesday May 20, 2020 - 09:52:41 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1531
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taariikhda Dhawr Iyo Kontonkii Boobe Waxaa U Jawaabtay Naasa-Haloodoo Ah Archives Ka Ugu Weyn Somaliland.

    Ahraamta Somaliland Ee Naasa-Hablood Boobe Hortiibay Joogeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ahraamta Somaliland Ee Naasa-Hablood Boobe Hortiibay Joogeen
 DABADIINA WAY JOOGI DOONAAN, MARKAA NAASA HABLOOD BAA KU QOSLAY SHALAY MARKUU BOOBE KUFSADAY TAARIIKHDA SIYAASADDII REER SOMALILAND EE KONTANADII IYO LIXDANKA HORAANTIISII. 


Markaa sida runta ahayd aan idiin bidhaamiyo iyadoo dadkii reer SOMALILAND ee waqtigaa inbadani maanta nool yihiin.



Waa kontanadiiye, markii u horaysay seddex xisbi ayaa jiray oo aad u kala xoog weyna SNL, SYL IYO NUF. SNL BAA UGU BADNAYD OO HABARYOONIS OO DHAMI KU JIREEN, SYL WAX YAR YAR BAY AHAYD OO WAXAY KU xidhnayd SYL tii koonfureed, NUF WAXAA watay Habar Jeclo iyo Sacad Muse  oo Nuux Ismail ah markaa Jibril Aboker oo BOOBE KA SOO JEEDAA SAAXADDA SIYAASADDABA KUMAY JIRIN RUNTA MARKA LA SHEEGO NUUX ISMAIL KUMAY XISAABTAMI JIRINBA BERIGAA.


USB OO IYADU MAR DAMBE OO DAWLADNIMADII A SOO DHOWAATAY BAY SOO HANGAGAARTAY IYADOO LABADA DARAF EE SOMALILAND WATAAN XIDIDO MAY LAHAYN LAAKIIN SIYAASAD AHAAN BAA LOO SAMEEYEY. 


Markaa SNL OO HABARYOONIS LAHAYD BAA U XOOG BADNAYD SIYAASADA MARKIIBA WAXAA KU DARSAMAY SYL SHII YARAYD IYO SUB DII SOO GADAAL BAXDAY MARKAASAY XUSBIGII SNL NOQOTAY QUWADDA HIGAAMIBAYSAY SOMALILAND SYAASADEEDII. DOORASHADII U HORAYSAY SNL WAXAY HESHAY 32 KURSI, NUF DII OO UU HOGAAMINAYEY MAYKAL MARYAMA OO HJ AHAA CHRISTIAN AHAA AYAA KURSI QUDHA OO CEELAFWEYNE KA SOO BAXAY .WUXUBA 33 KURSI BAY AHAAYEEN . BOOBE YUSSUF DUCAALE TAARIIKHDAA UU KUFSADAY BAL HASHEEGO XISBIGUU IYO REERKOODU HALKUU KU JIRAY IYO WAXAN AAN JIRIN UU DADKA TAARIIKHDA UGA DHIGAYO. HABARYOONIS BAA KU SHIRTAY LAANMULAAXO OO SAMAYSATAY XISBIGII XUSBULAAH MARKAASAA XOOGII SIYAASADDA SOMALILAND HALKAA FADHIISTAY.  INA CIGAAL OO AHAA SIYAASI BURJI ALLAH SIIYEY AYEY ABTIYADII MADAXA KU QAATEEN OO XISBIGOODII UGA DHIGEEN HOGAAMIYE WAA MARKUU INA NAXARNA HABARYOONIS KA CADHOODAY MAXAY ANIGA HOGAAMIYE IIGA DHIGI WEYDAY HY DU.


33 Kursi ee reer SOMALILAND NUF DII HAL QUDHA KURSI BAY HESHAY 32 KII KUSRI XISBIGII BABARYOONIS WADATAY EE XISBIYADII YARYAA IYO SIYAASIYIIN AY KA MID AHAAYEEN REERAHA QAAR NA KU BIIREEN AYAA MOGADISHO  LAGEEYEY. BOOBOW WASIIRADII MARKAA LIXDANKII MARK AA KURSI QUDHA XISBIGIINII MUU HELIN . SIDAABAAD  2020 UGU SHEEKAYN KARTAA ANNAGAA XAMAR GEYNAY MAANTANA GEYNAYNA. MASRIXIYADDA SIYAASADDA MEEL KAGAMAY JIRIN JIBRIL ABOKER BERIGAA, NUUX ISMAIL NA N.U.D BUU LA DHACAY. DUNIDU WAXAYKU MAAHMAAHDAA QACANTAAD JARI KARI WEYDO WAA LA DHUNKADAA  MARKAA BOOBAW NASA HABLOOD WAXAY KUUGU JAWAABEEN SOMALILAND KAMA MAARANTO GARXAJIS IYO ARAB . TAARIIKHDA BEEN HA KA SHEEGIN MAALIN DAMBE.

M BASHE 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...