Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii Ay Ka Baxay Marxuumad Foosiya Ibraahin Cilmi

0
Wednesday May 20, 2020 - 09:38:04 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1686
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii Ay Ka Baxay Marxuumad Foosiya Ibraahin Cilmi

    Oo 20 May 2020 Ku Geeriyootay Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Oo 20 May 2020 Ku Geeriyootay Hargeysa.

 

Gudoomiyaha Gudida Guud Ee Deegaanka Bariga Hargeysa, Sh.Khadar Sh.Siciid Aw Nuur,Xogahayaha  Gudida

 

Khadar Ciise Cabdi, G/ Gudida Md. C/wahaab Axmed Cabdi, Afhayeenka Gudida Guud Ee Deegaanka Bariga Hargeysa, Md.Yuusuf Maxamed Nuur Guruuje, iyo dhamaan Xubnaha kale ee Gudida oo kala ah.

 

C/rashiid Aw Maxamed, Yuusuf Xuseen Kaahin, Daa'uud Maxamed Cali, C/qani Yuusuf Macalin Gahayr,Xil. Ismaaciil Muuse Sheekh Aadan, Xil. Maxamed Warsame Caalin, Mustafe Cismaan Daahir,Wali Xuseen Khayre,Maxamed Maydal,Saynab Yuusuf Xaaji Aadan,Aamina Casayr Magan,

 

Eng.Baashe Jaamac Muxumed, Cabdisalaan  Gacan-jilib,Miyir Cali Xuseen,Siciid Aadan Xuseen,Mustafe Macalin Caydiid,Cabdalle Xayd Aw-Faarax,Maxamuud Wali Axmed, Daahir Muuse Raamale,

 

 

 

Dhamaan Asxaabtaasi waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ehelkii, Qaraabadii iyo dhamaan qoyska reer Ibraahin Cilmi Xiixle iyo ubadkii ay ka tagtay iyo saygeedii Mujaahid Cabdi Diiriye, geerida ku timi Marxuumad Foosia Ibraahin Cilmi Xiixle oo 20 May 2020 ku geeriyootay Hargeysa


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...