Wabiga Shabeelle oo saameeyay qiimaha Qudaarta ee Suuqyada Magaalada Jowhar

0
Tuesday May 19, 2020 - 15:17:24 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1616
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wabiga Shabeelle oo saameeyay qiimaha Qudaarta ee Suuqyada Magaalada Jowhar

    Xiligaan oo kale waxa Beeraha jowhar kaso go,i jiray dalagyo kala duwan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiligaan oo kale waxa Beeraha jowhar kaso go,i jiray dalagyo kala duwan




Qiimaha lagu kala iibsado qudaarta nuucyadeeda kal duwan ee suuqyada magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa sare kac ku yimid markii uu saameeyay daadadkii ka dhashay fatahaada wabiga shabeelle uu ka geystay deegaano hoostaga degmooyinka Mahadaay iyo Jowhar.

 

Xiligaan oo kale waxa Beeraha jowhar kaso go,i jiray dalagyo kala duwan oo ay ku jirto qudaarta hayeeshee Roobkii gu’a iyo fatahaada wabiga oo is biirsaday ayaa sababay inay baaba,aan dalagyadii beernaa oo beeraleydu kaga faa’idi lahaayeen Bisha Ramadaann.

 

Gobolka Shabeellaha dhexe waxa uu ka mid yahay kuwa ugu khayraadka badan marka loo eego wax soosaarka dalagyada ka baxa waxaa sanadiihi dambe soo wajahay caqabada badan ee uu ugu horeeyo wabiga shabeelle oo sanadaan waday xilli roobaabka uu ku fataho beeraha u dhawa wabiga iyo deegaanada ku teedsan.




Loading...
Loading...