Sawiro:-Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo kormeeray Xerooyin Ciidan

0
Tuesday May 19, 2020 - 14:17:39 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1724
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro:-Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo kormeeray Xerooyin Ciidan

    Gen,Odawaa Yuusuf Raage ayaa Ciidamada Dugsiga kujira iyo Saraakiishoodaba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gen,Odawaa Yuusuf Raage ayaa Ciidamada Dugsiga kujira iyo Saraakiishoodaba


Image may contain: one or more people, people standing and outdoor


Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka General: Odawaa Yuusuf Raage oo shalay gaaray Magaalada Dhuusamareeb ayaa haatan kormeer Ku gaaray Dugsiga Har-qaboobe ee Guriceel oo ka mid ah Xeryaha Tababarka Qaybta 21-aad oo ay Ku jiraan ciidamo in mudo ahba uu usocdey tababar sare oo lagu barayay xeeladaha dagaalka si loogu diyaar garoobo howlgalada lagu xoraynayo deegaanada Cadawga Alshabaab ay ka joogaan Galmudug .

 

Gen,Odawaa Yuusuf Raage ayaa Ciidamada Dugsiga kujira iyo Saraakiishoodaba Ku amaaney dhabar adeega ay muujiyeen xiliga dheer ee tababarku socdey waxaa uuna balan qaadey in loo dhameystirayo agabkooda si looga faa'iideesto aqoontooda.

Image may contain: 4 people, outdoor
Image may contain: one or more people, people standing and outdoor
Image may contain: 6 people, outdoor
Image may contain: one or more people, sky, outdoor and nature
Image may contain: one or more people, crowd, sky and outdoor
Image may contain: 6 people, outdoor

Loading...
Loading...