Madaxda Dalku Ha Saxaan Khaladaadka DadLka Ka Jira

0
Wednesday April 10, 2019 - 09:48:38 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxda Dalku Ha Saxaan Khaladaadka DadLka Ka Jira

    Sidaan Oganahay Dalka Inagaa Iska Leh ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidaan Oganahay Dalka Inagaa Iska Leh ,
 
Waxaan Nahay Madaxdii Maanta Iyo Barhiba ,Dhibkaste Oo Qarankeena Soo Gaadhaa Waa Mid Inaga Inoo Taala oo Ina Damqaysa .

Qof Waliba Wuxuu Rabaa


Nolol Wanaagsan ,Caafimaad Iyo Biyo Waxbarasho Iyo Suuq Ganacsi Oo Xor Ah.

Wadan Quruxbadan Oo Lamiyo Iyo Adeeg walba Leh Ugu Danban Iyo Amni..
Intaas Sideen Ku Helnaa

-Dadka Oo Wacyigalin Lasiiyo
Wadniyada Oo Lagu So Barbaarsho Dhalinyarada ...
Magaca Dawlada Oo Lawada Ilaasho
Madaxdoo Cadaalad Samaysa ...
Dhaqaalaha Oo Si Fiican Loo Ilaasho.
Qabyaalada Oo Lasuuliyo.
Suuqa Xorta Ah Oo Lafuro.
Dalkoo Bahiyaha Asaasiga Ah Wax Laga Qabto Sida Cafimaadka ,Biyaha ,Waxbarsada,iyolamiyada qurxinta Magaalyinka ...

Somaliland Maxaa Ubahan In Wax Laga Qabto.

1- In Suuq Xoolaha Lasoo Furo.
2- In Ganacsiga Xor Laga Dhigo.
3- In Dhaqaale Ururin Lasameeyoo.
4- In Khayradka Wadanka Si Fiican Loo Maamulo.
5-In Aqoonsiga Qorshe iyo Buget Gaar Ah Loo Sameeyo...
6- In Shirwayne Qaran La Qabto.
7- In samaxaad Dhex marto Bulshada Iyo Madaxda Dhexdooda.
8- In Danta Qaranka Meel Looga Soo Wada Jeesto......
9-In Dibu Eegis Lagu Sameeyo Safiirada iyo Dhamaan CId Kaste O Haysa Xil Muhiim ah Lana Eegaa Krtidooda Iyo Aqoontooda.
10- In Dhiirigalin Iyo Wacyigalin Lasiiyaa Bulshadeena ...

Gudoomiyaha Xarunta Horumarinta Bulshada

Rajab Ismail Salah

Muwadin Dhab ah
0634416899
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...