Akhriso Magacyada 12 Sarkaal Oo Hogaamiye Muuse Biixi Gudoonsiiyey Bilad Geesi.

0
Tuesday May 19, 2020 - 11:33:31 in News by
  • Visits: 3793
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso Magacyada 12 Sarkaal Oo Hogaamiye Muuse Biixi Gudoonsiiyey Bilad Geesi.

    Akhriso Magacyada 12 Sarkaal Oo Hogaamiye Muuse Biixi Gudoonsiiyey Bilad Geesi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhriso Magacyada 12 Sarkaal Oo Hogaamiye Muuse Biixi Gudoonsiiyey Bilad Geesi.


Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay bilad geesi siiyay 12 sarkaal oo ka tirsan ciidanka qaranka, kuwaas oo loo aqoonsaday geesiyaal.




Magacyada saraakiishaas ayaa kala ah


Gaashaanle sare Ismaaciil Faarax Cawaale Doolaal


Gaashaanle sare Axmed Hure Haariye


Gaashaanle sare mahad faarx cilmi cambaashe


Gaashaanle sare Cabdillaahi Suufi Axmed


Gaashaanle sare Yuusuf Iimaan Diiriye


Gaashaanle dhexe Kayd Cismaan Maxamed


Gaashaanle dhexe Ibrahim Cali Sabir


Gaashaanle dhexe Maxamed Cabdillaahi Cartan


Gaashaanle dhexe Cabdillaahi Maxamed Axmed Dhegaweyne


Sareeye guuto Cali Barre Xuseen


Gaashaanle Faysal Cabdi Bootaan


Gaashaanle sare Cabdillaahi Ibraahim Xasa

Loading...
Loading...