29 Sanadood Ka Dib Sidee Ayuu U Eeg Yahay Gurigii Somaliland Lagaga Dhawaaqay Ee Burco?

0
Tuesday May 19, 2020 - 11:27:13 in News by
  • Visits: 2280
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    29 Sanadood Ka Dib Sidee Ayuu U Eeg Yahay Gurigii Somaliland Lagaga Dhawaaqay Ee Burco?

    29 Sanadood Ka Dib Sidee Ayuu U Eeg Yahay Gurigii Somaliland Lagaga Dhawaaqay Ee Burco?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

29 Sanadood Ka Dib Sidee Ayuu U Eeg Yahay Gurigii Somaliland Lagaga Dhawaaqay Ee Burco?


argeysa(HWN):-Somaliland ayaa u dabaal degtay sanad guurada 29aad ee ka soo wareegtay markii madax banaanideeda lagaga dhawaaqay magaalada Burco sanadkii 1991-kii.


Inkasta oo la joojiyey dabaal degyadii ay shacabku iskugu iman jireen isla markaana ay ka qayb qaadan jireen ciidamada iyo masuuliyiinta xukuumadu cabsida xanuunka Coronavirus ayaa hadana waxa suura gashay in siyaabo kale ay shacabku ku muujiyaan dabaal degooda.



Dhinaca kale waxa soo baxaya su,aalo layska waydiinayo sawirka ka muuqda somaliland-ta maanta jirta ee la aas aasay 18-kii May sanadkii 1991 ka dib shir beelaha somaliland ku yeesheen magaalada Burco.


Sanad guurada 29aad ee ka soo wareegtay markii lagu dhawaaqay somaliland ayaa ku soo beegmaysa iyada oo uu burbur badan iyo dayac xoogani ka muuqdo gurigii ay beellaha somaliland ku shireen ee magaalada Burco kaas oo lagaga dhawaaqay in somaliland ay dawladnimadeeda kala soo noqotay somaliya.


Halkan Hoose Ka Daawo Nooca Uu U Eeg Yahay Gurigii Somaliland Lagaga Dhawaaqay

Image may contain: outdoor
Image may contain: sky, tree and outdoor
Image may contain: outdoor
Image may contain: outdoor

Loading...
Loading...