" Waar Hooy Hooy Sheekhow Ha Isqoyn ". W.Q: Abdirashiid Aw muuse Aadan

0
Wednesday April 10, 2019 - 09:43:04 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1388
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Waar Hooy Hooy Sheekhow Ha Isqoyn ". W.Q: Abdirashiid Aw muuse Aadan

    Waxaa la yidhi Barigii Hore ee xoolaha la Cashirin jiray Ayaa cid waliba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa la yidhi Barigii Hore ee xoolaha la Cashirin jiray Ayaa cid waliba waxay Iska lahay Nin Wadaad ah oo Xoolahooda Casharka ugu dhiga.


Kadib Islaan Ka mida Kuwa ugu Adhiga badan Ayaa Wayday wadaadkii Cashirin jiray Adadhigeeda .

Waxaa Uyimi wadaad kale Oo deg-deg Miidhan ah oo isagu Xoolaha Qasab Ku cashariya Iyadoo Aan cidi u idmanin .!!

Wadaadkii cusubaa Ayaa Wayso qaatay Si uu u soo waysaysto Oo uu xoolaha ucashariyo (Cashar ugu dhigo).



Islaantii Adhiga lahayd oo ka walaacsan ayaa Aragatay isagoo wayso sii sita , Islamrkiina waxay Aragtay Kii Hore ee ucasharin jiray Adhigeeda ee ay macmiisha u ahayd oo soo socda.!!

Islaantii Intay Kor uqaylisay ayay Ku tidhi wadaadkii Cusbaa:

"WAAR HOOY HOOY SHEEKHOW HA IS QOYN ". WAAR HOOY HA ISQOYN.??!!

imika waxaan leeyay waar Hooy Hooy dalka iyo dadka Yaan Qasab lagu Casharin.!! ...

by Abdirashiid awmuse adam. 063-4475540

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...