Icraabta Geeska:- Sudantii (IGAD), Ku Kala Baxdey Armey Soomaaliya Noqotaa, Somalilandna Daaqadaa Ka Fasax-qaadataa.

0
Wednesday April 10, 2019 - 09:36:23 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1325
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Icraabta Geeska:- Sudantii (IGAD), Ku Kala Baxdey Armey Soomaaliya Noqotaa, Somalilandna Daaqadaa Ka Fasax-qaadataa.

    Qalinka:- C.S.F(Jeesto).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qalinka:- C.S.F(Jeesto).

Ka dibdalabaad aad ufara-badan oo dhinacaluuqa ah Islmarkaanaay codsanayeen Akhristayaashayda sharaftaleh, Waxaan galabtaicraabi doonaa xaaladahamandaqada waanan kusoo noqday faagaygiiaan maalmahan kayara baxey, Lagabilaabo Sanadkii 1991kiiaduunku waxa uugaley jawi cusuboo la yidhaahdo, (New GlobalOrder And ModernDiplomacy. Kuwaasi oo saamaynku yeelanaya Dhaqanka, Cimilada, Siyaasada IyoDanaha Caalamiga ahee aduunka.), Nidaamkan oosalka ku hayaAwood caalamiya iyo dibloomaasiyad casriyaoo ay kuhagayaan quwadaha kutar-tamaya Dunida Saddexaad.



Horta kiiskucida uu matalayoama la xaaladyahay waa Somaliland, Dawlad yarxaga da'da islamarkaana curdinimo iyodar-dar doorkeeda ahisu-darsatey, Aduunku wuuka dhaga-adeygay doodiiIctiraafkeeda in badanawaxay ahayd Dawladkacaa-kufaysa yadoo aanwax ictiraafa haysanmarka laga reeboka ay yaduiska aaminsan tahay,Hadaba calan-sidayaasha amahagayaasha dunida nimankaisu magacaaba eeCaalamka jiheeya intainoo muuqata waxaydoodii gar-naqsiga Somalilandiyo Soomaaliya isusoo dhaafiyeen dhinacaMidawga Africa (AfricanUnion), Kuwaasoo yagunaku taliyey qaraarah iney labadawadan wada xaajoodaaniskood yadoo duwel waaweyni dhex-dhexaadinayaan.


Aduunka markatalaabo la qaadayowaxa imika go,aamisahadba Danta lagaadamacsan yahay intaay leeg tahay,Cida jiheysaana waakuwa loogu yeedho(United Nations), Jimciyada Quruumahaka dhaxeysa gaarahaan golaheeda sare,Waxase hawl-galada fuliyaUrur-goboleedyada ay leeyihiinQaaradaha Aduunku eekala duwan kuwaasioo qaabilsan Gacan-yarenimada QuruumahaMidoobey, Gobalkan Geeska-afrikaee ay Somalilandku taalo waxaka jira Urur-goboleedka (Igad), Inter-govermental AuthorityOn Development, Amuuraha kaxadheeya Somalia iyoSomalilandna waa kaqayb albaabada furayaama gor-feynaya intaanMidawga Afrika lagaadhsiin.


Wadamadani UrurkaBariga Afrika waxay wadaagaanduruufaha gobalka dhamaantoodwaxana ka midah Dalalkan hoosku xusan.

The Republic of Djibouti

The State of Eritrea

The Federal Democratic Republic of Ethiopia

The Republic of Kenya

The Republic of Somalia

The Republic of Sudan

The Republic of Uganda

Markii horewaxay ahaayeen todobadaadal halka markiidanbe ay kalaqaybiyeen Sudan intiiaanu Caalamku Aqoonsan,Waxana ku sideednoqotey wadankan Cusubee Sudan lagajarey, South Sudan.


Xiligan sidaay dabaylaha Is-baddeladageesku u socdaanwaxa la qorsheynayaaoo Wadamada Igadqaarkood danaynayaan inSoomaalidu yeelato dawladkale oo yadnaka mid ah Igad, Waxaloo badinayaa ineyqorshayaashan wataan (The hands ofexternal powerska), Qolada layidhaa oo yaguah dilaaliinta wadamadaafrika aduunka kaiibiya waa DawladahaKhaliijka, oo yagalaf-ahaantooduismaan-dhaafsan, Markaa hadiiay jaaniskaa heshoSomaliland waa faa,iidowax-ka-oola umana baahna dadaaldanbe oo ictiraaf-raadina waayotalaabada taasi xigtaawaa in aduunkaloo soo ban-dhigo,Sidaasaanay ku aba-baxdey.


Wadamada aadugu ololaynaya ineySomaliland ka midnoqoto Urur-goboleedka waxaugu horeeya wadankaEritrea oo dhawaanSomaliland u soodirtey Wasiirkeeda AmuurahaDibbada kaasi oosoo indha-indhaynayey xaaladadhabta ah ee ay Somalilandku jirto, Dhinacacodka wadamada mandaqadaayuun baa ucodeeya cida lagudarayo Urur-goboleedka Igadhadaba markaad jaleecdointa Somaliland taageersanqiyaas ahaan waxay noqonayaanilaa shan wadan,Markaa waxa dhicikarta in Mustaqbalkadhaw Somaliland xubinbuuxda aduunka kanoqoto, Aragti ahaanhaday taasi tahlikari weydo waahadii loola macaamilosida Dalka layidhaa (Tiawan), qaabkeedaoo kale kaasioo aan aqoonsika dhicin.


Dooda aminahantaala geeska ayaaah jaanis iyoalbaabo u furmayaSomaliland inta badanawaxay ku xidhantahay siyaasada ay ka damacsanyihiin wadamada khaliijkaee dhex-marayaasha kaah geeska-afrika, Waxamuuqata kuwa aySomaliland isu aragtidayihiin iney yagukubada haatan soodhigeen garoonkeedii taasinawaxay fududaynaysaa sidalaysu baaso, Lamaoga xogta dhabtaah ee ay udanaynayaan Somaliland markalaga reebo (Maritimeka),Marinada muhiimka ahee ku kalayaala dhulka iyocirkaba, Kuwaasoo istaraatajiyada kaqayb ah tanganacsiga iyo iskagakala gooshka cidhifyadaaduunka si loogaadhsiiyo badeecooyin loosoo daabulo dunidasaddexaad oo ahbaytal-qadiiska Ciyaarta Qarniga21aad.


Jaaniskaa saadaashuu badan tahayhaday hesho Somalilandwaxa rumoobaya hamigeediiAqoonsi-raadis ee kudheeraadey, Hada waxaadmoodaa iney kubeegan tahay Dawladsamirtay foore cusuboo wax badanu furi doona,Amuurtan waxa banaankasoo dhigeyna waaWadamada Igad oou baahday Dawladkale oo Soomaaliah isla markaanaxubin ka noqotaiskaashiga iyo gacmo-is-qabsiga gobalkageeska afrika oosi xawliya isu-badalayamaalinba maalinta kadanbeysa sababtuna aytahay dhinaca kacaamida dhaqaalahaiyo waliba (Resourceka),Oo kii dunidaugu badnaa lagutuhunsan yahay Gobalka Geeska.


Qalinka: C/raxmaanSayid Faarax (Jeesto).

Diplomatic Annalysts

Gabiley/Somailand.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...