War Degdeg ah: Mudaharaad Ka Dhacay Magaalada Dacarbudhuq Ee Gobolka Saaxil

0
Monday May 18, 2020 - 18:10:22 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3568
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Degdeg ah: Mudaharaad Ka Dhacay Magaalada Dacarbudhuq Ee Gobolka Saaxil

    "Mudahararaadkan oo ka dhashay Kadib markii wiil 20 jir ahi uu ku Geeryooday Dhaamka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Mudahararaadkan oo ka dhashay Kadib markii wiil 20 jir ahi uu ku Geeryooday Dhaamka"

Hargaysa (HWN) Mudaharaad Balaadhan oo lagaga Soo Horjeedo Maamulka Degmada Laasgeel ayaa xiligani ka Socda Magaalada Dacarbudhuq oo ku taal Jidka isku Xidha Berbera iyo Hargeysa

 

Mudahararaadkan oo ka dhashay Kadib markii wiil 20 jir ahi uu ku Geeryooday Dhaamka Ay qodeen Cagafyada ka shaqaynaya Dhismaha Biriishka Dooxa Caloola Ee Magaalada Dacarbudhuq

 

Mudaharaadkan Ayaa Sababay inuu gabi ahaanba uu Xidho isusocodka Dadweynaha iyo ganacsiga u kala gooshay Jidka wadnaha Somaliland Ee isku Xidha Berbera Iyo Hargeysa ilaa Itoobiya

 

Ciidamada Amaanka gaar ahaana Booliiska Degmada Ayaa ku Hawlan Bakhtiinta  iyo kala kaxaynta Dadweynihii  isugu soo baxay Mudaharaadkan


Loading...
Loading...