Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay Deeqda Dawooyinka Ah Ee Soomaaliya Keenayso Gobolo Somaliland Ah

0
Monday May 18, 2020 - 17:03:24 in News by
  • Visits: 4997
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay Deeqda Dawooyinka Ah Ee Soomaaliya Keenayso Gobolo Somaliland Ah

    Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay Deeqda Dawooyinka Ah Ee Soomaaliya Keenayso Gobolo Somaliland Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay Deeqda Dawooyinka Ah Ee Soomaaliya Keenayso Gobolo Somaliland Ah


Hargeysa(HWN):-Wasiirka wasaaradda arrimaha guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaaa Qoraal kooban oo lagu Baahiyay Page-kiisa waxaa lagu yidhi.


"Ma jirto wax qalab ah oo Dawladda Taagta daran ee Soomaalia ay keeneen gobolada Sool iyo Sanaag ee jamhuuriyadda, Somaliland, masuuliyadina kama saarna oo ma aha wax laga sugayo.




Sida oo kalena waxa aanu caddaynaynaa inay si maalinle ah warbixino been abuur ah uga sameeyaan xaaladda Cudurka Coronavirus ee Somaliland, arrintaasina waxay xagal-daacin kartaa dedaalada dunidu ugu jirto la dagaalanka xannuunka faafa ee Covid-19.


Waxa aanu ugu baaqaynaa Dalka aynu jaarka nahay ee Soomaaliya inay ka waan-toobaan wararkaa aan salka iyo raadka toona lahayn, sidoo kalena hay’addaha caalamiga ee caafimaadka iyo beesha caalamka waxa aanu u soo jeedinaynaa inay tixraacaan warbixinta rasmiga ah ee wasaaradda caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland taas oo ah mid sugan oo sax ah.”


Loading...
Loading...