Dawlada Soomaaliya Oo Shaacisay Gargaar Caafimaad Oo Ay Gaadhsiinayso Gobolada Sool Iyo Sanaag

0
Monday May 18, 2020 - 16:38:51 in News by
  • Visits: 1684
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Soomaaliya Oo Shaacisay Gargaar Caafimaad Oo Ay Gaadhsiinayso Gobolada Sool Iyo Sanaag

    Dawlada Soomaaliya Oo Shaacisay Gargaar Caafimaad Oo Ay Gaadhsiinayso Gobolada Sool Iyo Sanaag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Soomaaliya Oo Shaacisay Gargaar Caafimaad Oo Ay Gaadhsiinayso Gobolada Sool Iyo Sanaag


Muqdisho(HWN):-Dawlada Federaalka ah ee soomaaliya ayaa shaacisay inay deeq dawooyin ah gaadhsiinayo gobolada Sool Iyo Sanaag ee bariga somaliland.

Image may contain: airplane

Image may contain: sky, cloud and outdoor

Sida lagu sheegay war lagu baahiyey boga wasaarada caafimaadka soomaaliya, dawlada federaalka ah ayaa go’aansatay inay gobolada Sool Iyo Sanaag gaadhsiiso deeq qalab iyo dawooyin ah oo lagaga hortagayo xanuunka sii faafaya ee Coronavirus oo haatan si weyn u saameeyey soomaliland iyo soomaaliyaba.


Talaabada ay dawlada Soomaaliya qaaday ayaa ku soo beegmaysa wakhti ay somaliland ka gaabisay inay gargaar caafimaad gaadhsiiso gobolada bariga isla markaana ay ka qayb galiso mucaawinooyinkii kala duwanaa ee la soo gaadhsiiyey.

Image may contain: sky and outdoor
Image may contain: airplane and outdoor

Xukuumada Somaliland ayaa la filayaa inay ka jawaabto talaabada ay shaacisay dawlada soomaaliya halka aan wali rajo fiican laga qabin in qalab caafimaad oo lagaga hortagayo Coronavirus ay gaadhsiiso gobolada Sool Iyo Sanaag.

Loading...
Loading...