Madaxweyne Muuse Biixi : "Cadowga Keliya Ee Aynnu Leenahay Waa Soomaaliya..…."

0
Monday May 18, 2020 - 11:31:51 in News by A. Asbaro
  • Visits: 3876
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi : "Cadowga Keliya Ee Aynnu Leenahay Waa Soomaaliya..…."

    Madaxweyne Muuse Biixi : "Cadowga Keliya Ee Aynnu Leenahay Waa Soomaaliya..…."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi : "Cadowga Keliya Ee Aynnu Leenahay Waa Soomaaliya..…."

Hargaysa(HWN):-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo jeedinayay Khudabdda Sanadlaha ah ee 18ka May oo ku beegan maalintii ay Somaliland gooni isu taaga ku dhawaaqday ayaa sheegey in ay marnaba oggolaanayn in deeqa beesha caalamku ugu talagashay loosoo marsiiyo Muqdisho.





"Waan soo dhoweynaynaa deeq iyo taageero kasta oo caalamka nooga timaadda, laakiin marmaba ma aqbalayno in Muqdisho la soo marsiiyo, waxaan nahay cadow iyo col, cowga keliya ee aan leen nahay waa Soomaaliya, waa dowladda keliya ee diiddan aqoonsigeenna” Ayuu yidhi Muuse Biixi 
Madaxweynaha Somaliland.

Hadhwanaagnews,Office
Hargeisa,Somaliland

Loading...
Loading...