Somaliland:-Wakhtiga La Qaadayo Imtixaannada Shahaadiga ah Oo La Shaaciyay

0
Monday May 18, 2020 - 08:34:28 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland:-Wakhtiga La Qaadayo Imtixaannada Shahaadiga ah Oo La Shaaciyay

    Somaliland:-Wakhtiga La Qaadayo Imtixaannada Shahaadiga ah Oo La Shaaciyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland:-Wakhtiga La Qaadayo Imtixaannada Shahaadiga ah Oo La Shaaciyay

Hargeisa(HWN):-Wasaaradda waxbarashadda Somaliland ayaa shaacisay wakhtiga dalka laga qabanayo imtixaanadda shahaadiga ah ee fasaladda afraad ee sare iyo sideedaad ee dhexe.



Guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax, oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in imtixaanadaasi loo fadhiisan doono dabayaaqadda bisha June ee sanadkan.

Imtixaanadda shahaadiga ah ee dugsiyadda Somaliland ayaa sida caadiga ah la qaadi jiray todobaadka u horeeya ee bisha June sanad kasta.

Hase yeeshee sababta uu sanadkan dabayaaqadda June u noqday ayaa ka dhalatay caabuqa Coronavirus ee dalka ka jira.

Hadhwanaagnews,Office
Hargeisa,Somaliland

Loading...
Loading...