Mushahar La'aanta Shaqaalaha Dawlada Hoose iyo Fooqyada u socda Maayirka Hargeysa

0
Sunday May 17, 2020 - 17:14:00 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3650
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mushahar La'aanta Shaqaalaha Dawlada Hoose iyo Fooqyada u socda Maayirka Hargeysa

    "Maayir Soltelco iyadoo xaalada lagu jiro waxa fooqii labaad uga socdaa caasimada Hargeysa."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Maayir Soltelco iyadoo xaalada lagu jiro waxa fooqii labaad uga socdaa caasimada Hargeysa."

Maayirka Hargeysa, Gurigiisa labaad oo fooqa u socda mudadii xilka hayey ayuu labada dhistey, ku xigeen kiisuna kama liito.

 

 Ugu yaraan labadi bilood badh ayaad maqleysaa shaqaalaha dawlada hoose ee Hargeysa bilaa mushahar ah sidoo kale baafinayana ?

 

Shaqaalaha dawlada hoose ee Hargeysa mudk 4 bilood ah may qaadan wax mushahar ah iyadoo lagu jiro wakhti adag oo ay jiraan cuduro iyo bishii barakaysneyd ee Ramadaan.

Waxa taas u dheer shaqalaha in loogu hanjebayo mar walba in la eryaayo cidii cabasho samaysa taasina ay sababtey in qof qudhii ka hadli waayo xaqa ka maqan.

 

Maayir Soltelco iyadoo xaalada lagu jiro waxa fooqii labaad uga socdaa caasimada Hargeysa.

Waa dulmi halkii u denbeysay in shaqalihiisi masakiinta ahaa aanay mushahar arkin 4 bilood isaguna fooqto faakihaysiya dhisanayo.

 

Maayirka iyo Maayir xigeenka ayaa hore u lahaa fooqyo ay ka dhisteen hantida umada dan yarta ah.

 


Loading...
Loading...