Madaxwayne Muuse Iyo Milyuneerka Afrika….W/Q Amb Axmed Safiina

0
Tuesday April 09, 2019 - 23:52:58 in Articles by
  • Visits: 1952
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Muuse Iyo Milyuneerka Afrika….W/Q Amb Axmed Safiina

    Madaxwayne Muuse Iyo Milyuneerka Afrika….W/Q Amb Axmed Safiina

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwayne Muuse Iyo Milyuneerka Afrika….W/Q Amb Axmed Safiina


Xalay warkii HCTV waxa aan ka daawaday milyuneerka Afica oo aamini waayay lacagtan badan ee baananka u taala intuu tagay bangi ayuu la soo baxay 10,000,000. Toban milyan oo doolar ituu guriga soo dhigtay ayuu habeen kii oo dhan daawanayay kadib markuu xaqiiqsaday inuu isagu leeyahay subaxii ayuu lacagtii baankeedii ku celiyay.




Imika Madaxwayne Biixi ayaa lamida, wuxuu aamini waayay in uu ciidanka ilaalada Gudoomiye Ciro uu madaxwayne u yahay iyo in kale, wuxuu yidhi xeryohoodii ku celiya gaadhiga gudoomiyahana soo afduuba, mudane hada ma xaqiiqsatay inaad madaxwayne tahay mise waanu kuugu dhaaranaa in aad dalka madaxwayne utahay.

Mudane shacabkii Somaliland wuxuu ogaaday in dhamaan talooyin kan aad diidantahay, go'aamadan aan-lamahadin ee kaa soo fulaya, doorashooyin kan aad kudhagan tahay, iyo ilahii dhaqaalaha dalka eed wada handaraabtay, intuba inaad tijaabinayso in aad dalka madaxwayne ka tahay iyo in kale.

Shacaboow sida uu milyuneer kaasu maankiisa u xoreeyay, waxaynu u baahanay inaynu madawayana heena soo xorayno.

#Free_Madaxwaynaha_Biixi

Amb Ahmed Safiina.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...