Khatarta Covid 19ku Maaha Mid la Dhayalsan Karo.

0
Sunday May 17, 2020 - 09:25:57 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 979
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khatarta Covid 19ku Maaha Mid la Dhayalsan Karo.

    W/Q :Hamse riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q :Hamse riiraash

Covid 19 waa maado ka samaysan virus ilma aragtiya,taasi oo iinsaanka ku sababtay caabuq khatar gallin kara dareemaha iyo waaxyaha jidhkiisa.

 

Karoonuhu waxaad moodaa in dalkeena hadda si cad u dhexqaadayo,qof kastoo riyo moodayay ama dheel hadda waaku baraarugay.

 

Imika warku soo dhaaf allamtara,hadda  waxa la taaganyahay wakhti la iska dhaafo sidan iyo sidan sidaas iyo sidaas,iyo wax kastoo ku tacaluqa sidaa iyo sidaa.

 

Arrintu waa xaqiiq ilaahbaa wax ilaaliyee wax loo baahanyahay feejignaan iyo in laga fogaado dhaga adayg.

 

Waxa loo baahanyahay in loo jeedsado  ilaahna la baryo,laguna dadaalo dilaaga qarsoon ee saf marka dunida ku ah,kaasi oo loogu yeedho karoonaha.

 

W/Q :Hamse riiraash

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...