Soomaaliya Oo Shaacisay Warbixintii Covid-19 Ee Maanta, Tirada Cusub, Dadka U Geeriyooday Iyo Wadarta Guud Ee Uu Haleelay

0
Saturday May 16, 2020 - 21:15:07 in News by
  • Visits: 1895
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya Oo Shaacisay Warbixintii Covid-19 Ee Maanta, Tirada Cusub, Dadka U Geeriyooday Iyo Wadarta Guud Ee Uu Haleelay

    Soomaaliya Oo Shaacisay Warbixintii Covid-19 Ee Maanta, Tirada Cusub, Dadka U Geeriyooday Iyo Wadarta Guud Ee Uu Haleelay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaaliya Oo Shaacisay Warbixintii Covid-19 Ee Maanta, Tirada Cusub, Dadka U Geeriyooday Iyo Wadarta Guud Ee Uu Haleelay


Muqdisho(HWN):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa ka warbixiyay xaaladaha cusub ee ka soo kordhay caabuqa#COVID19. Wasiirka waxay xaqiijisay maanta 73 xaaladood oo COVID-19 ah.

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay kiisas hor leh oo COVID-19 ah iyo ...


Maamulka Puntland ayaa laga xaqiijiyay 25 xaaladood, Maamulka Somaliland 19 xaaladood, Maamulka Gobolka Banaadir 17 xaaladood, iyo Maamulka Koonfur Galbeed oo laga xaqiijiyay 12 xaaladood.


Wadarta guud ee xaaladaha cusub ayaa noqoneyso 1,357 xaaladood, waxaana geeriyooday 2 bukaan halka aybogsootay 13 bukaan.


Wasiirka ayaa bulshada u cadeysay in ay lagama maarmaan tahay in lagu dadaalo xakameenta caabuqaan sii baahayo loona baahanyahay in la raaco talooyinka cafimaadka lagama maarmaanka ah ee looga hortagi karo caabuqa#COVID19, waxeyna ku boorisay in dhammaan bulshada ay isticmaalaan af-xir iyo gacmaha oo si joogta ah loo dhaqdo.

Loading...
Loading...