Ugaas Cabdirisaaq Koosaar Oo Tacsi U Diray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Xasan Guure

0
Saturday May 16, 2020 - 18:42:47 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 854
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ugaas Cabdirisaaq Koosaar Oo Tacsi U Diray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Xasan Guure

    Inaalilaahu wa inaa ilayhi raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaalilaahu wa inaa ilayhi raajicuun

Ugaaska Beelaha  sacad muuse ayaa  Tacsi U Diray Ehelkii Qaraabadii Iyo Qaranka Somaliland ee uu Ka Baxay mujahiid xasan guure jamaac oo saaka Ku Geeriyooday Magaaladda hargeysa

 

Ugaaska ayaa xusay kaalintii muga iyo miisaanka lahayd ee marxuumku mujaahiidku xasan guure  kasoo qaatay halgankii iyo dibu dhiska dalka somaliland

 

ugaaska ayaa mujahiidka ilaahay uga baryay inuu naxariistii janno ka waraabiyo ehelkii, qaraabadii iyo guud ahaan qaranka somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo

 

aamiin aamiin

 

Inaalilaahu wa inaa ilayhi raajicuun


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...