Hargaysa (HWN) Dawlada Qatar ayaa maanta Somaliland soo gaadhsiisay diyaarad Iyo Halka La Gayn Doono Oo Su,aali Ka Taagan Tahay

0
Saturday May 16, 2020 - 14:47:41 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3776
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa (HWN) Dawlada Qatar ayaa maanta Somaliland soo gaadhsiisay diyaarad Iyo Halka La Gayn Doono Oo Su,aali Ka Taagan Tahay

    Hargaysa (HWN) Dawlada Qatar ayaa maanta Somaliland soo gaadhsiisay diyaarad Iyo Halka La Gayn Doono Oo Su,aali Ka Taagan Tahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (HWN) Dawlada Qatar ayaa maanta Somaliland soo gaadhsiisay diyaarad Iyo Halka La Gayn Doono Oo Su,aali Ka Taagan Tahay



sida deeq caafimaad oo lagula dagaalamayo xanuunka Safmarka ah ee Covid-19.


Diyaaradaan ayaa waxaa ay ka timid wadanka Qatar, waxaana la sheegay inay wado qalab Caafimaad oo ay Qatar ugu deeqay Somaliland, kuwaas oo iskugu jira kuwo lagaga hortagayo Cudurka Coronavirus iyo kuwo lagula tacaalayo.

 

Mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland ayaa deeqda Caafimaad kula wareegya Garoonka diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal, iyagoona u mahadceliyay Qatar, sidoo kalena sheegay in Gargaarka uu kusoo aaday xilli loo baahan yahay.

Loading...
Loading...