Mujaahid Xasan Guure Eebbe Ha U Naxariisto

0
Saturday May 16, 2020 - 14:23:51 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 917
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mujaahid Xasan Guure Eebbe Ha U Naxariisto

    W/Q: Hamse riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hamse riiraash
Mid ka mida mujaahidiinta dalka ayaa geeridiisii la sheegayaa,mujaahid xasan guure rabbi ha u raxmadee.


Mujaahidkan oo ahaa qof ay aad u wada taqaanay jamhuuriyadda somaliland iyo guud ahaan somaalida ayaynu leenahay alla ha u naxariisto.



Xasan guure oo ay madaxweynaha qarankana muuse biixi saxiibo dhowdhow ahaayeen ayaa ku sifaysanaa nin ku adag qaranimada somaliland alla ha u naxariisto dhamaan qarankuu ka baxayna samir iyo iimaan.


W/Q: Hamse riiraash
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...