'' Covid-19 Vs President ''.

0
Saturday May 16, 2020 - 13:11:49 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1377
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Covid-19 Vs President ''.

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

Masiibadan loo magac bixiyey covid-19 , aduunku wuxuu u aqoonsaday dagaal-wayne caalamiya , wadan kasta oo dagaal ku jirana waxaa hogaaminaya madaxa ugu sareeya , waayo madaxa wadanku waa abaan-duulaha guud , distoorkeenana intaas ayuun baan ku qoran , madaxwaynayaasha iyo raysal wasaarayaashuna sababtaas ayuun bay habeen iyo maalin u heegan yihiin .

 

Sidaa markay tahay , madaxwayne xanuunki maanta wuu inala joogaa , geeridiisu way inagu badan tahay , dhiiladiisu way inagu badan tahay , xaaladuna waxay maraysaa halkii la odhan maanta oo kale raq dusheed laguma murmo , sidaa darteed waxaa la joogaa markii xanuunka aad si tuusa isu wajihi lahaydeen ee aanad cidna ku hayseene aad adigu gacanta ula tegi lahayd , waayo tallo col nin baa loo dhiibaa , coved waa col .

 

Ugu dambayn tallo badan kuuso jeedin maayee , wuxuun baan hawada kuusoo marinayaa , wadanka sidda ugu dhaqsaha badan xaalad degdega ugu soo roq , amar kasta oo muhiima oo loo baahan yahayna adiga afkaaga hakasoo baxo , heer guddi way dhaaftaye .


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...