Mar Saddexaad Waxaan Ka codsanayDawlada Somaliland In Ay CafidoSamofale Coldoon

0
Saturday May 16, 2020 - 09:52:11 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1017
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mar Saddexaad Waxaan Ka codsanayDawlada Somaliland In Ay CafidoSamofale Coldoon

    Sama fale coldoon ayaan ka codsanaa dawlada somaliland in ay cafis u fidiso oo ay sii dayso,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sama fale coldoon ayaan ka codsanaa dawlada somaliland in ay cafis u fidiso oo ay sii dayso,

Cafintu waa shay fiican walinna waa uu xidhanyahay ee dawlada somaliland waxa ka codsanayaa in sii dayso oo cafis u fidiso.

 

Ilaahay waxa uu jecalyahay dadk wax cafiya muddo sannada wuu xidhnaa intaa in ka badan masii xidhnaan karo.

 

Haddaba waxa aan leyahay dawlada somalilandeey sannadkaababa ugu fillan ee mudanayaal sii daaya coldoon coldoon halla iska cafiyo.

 

Hamse Riiraash

 

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...