Hay'ada caafimaadka aduunka oo walaac ka muujisay Cudurka Covid 19

0
Thursday May 14, 2020 - 13:03:44 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1331
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'ada caafimaadka aduunka oo walaac ka muujisay Cudurka Covid 19

    Hay'adda Caafimaadka Dunida ee WHO, ayaa ka digtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda Caafimaadka Dunida ee WHO, ayaa ka digtay
World Health Organization declares Coronavirus a global health ...

Hay’adda Caafimaadka Dunida oo sheegtay in caabuqa Karona, uusan caalamka kaga dhamaaneen si sahlan.

 

Hay’adda Caafimaadka Dunida ee WHO, ayaa ka digtay in caabuqa Karona-Fayras uu dunida kaga dhamaan karin si sahlan.

 

Madaxa hay’addan u qaabilsan xaaladaha deg dega ah ayaa Arbacadii sheegay in aan lasaadaalin karin xilliga uu dhamaanayo Fayriskan.

 

Waxa uu intaasi ku daray xitaa haddii lahelo talaal lagu xakameen karo in wali loo baahanayo in lamuujiyo dadaal dheeraad ah.

 

Ku dhawaad 300,000 oo ruux ayaa dunida oo idil Covid-19 ugu dhimatay halka in kabadan 4 milyan oo ruuxna uu soo ritay



Loading...
Loading...