Shirqoolki Wuu Fashilmay.

0
Tuesday April 09, 2019 - 16:07:28 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1801
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirqoolki Wuu Fashilmay.

    Warshadan lamaxayirikaro Axmed cimaana badheedh iyo shirqool midna loolama imankaro. Cadaw shisheeyana masoo agmarikaro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warshadan lamaxayirikaro Axmed cimaana badheedh iyo shirqool midna loolama imankaro. Cadaw shisheeyana masoo agmarikaro.

Kumanyaal baa ka shaqeeya oo kumanyaal baa ka xamaasha oo kumanyaal baa ka macaasha, malaayuun cashuura waxa ka qaada xukuumada cadawga ku ah warshadan iyo hantida qoyska Reer_cismaan geele.



Majirto cidkale oo Reer_somalilana oo maalgashi intan leeg dalka galisay, Shaqooyinka lagahelay ee kala duwanna waa la ogyahay.


hadaba waxalayaab_noqotay sababta Qoyska reer cismaan geele oo ay madaxtooyada jabuuti dhacday ay xukuumada muusena ugu gargaartay qoyska haysta madaxtooyada jabuuti, waxay. Ilatahay inay xukuumada muuse lumisay dhamaan kalsoonidii ay bulshada reer_somaliland ku qabeen oo Aan dib loo aaminidoonin xukuumada muuse intay talada wadanka hayso.


 

W/Q: Xasaa Karuur

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...