Wadan Ictiraaf Doonayaa Sharciguu Dhigtuu Ku Dhaqmaa Oo Dunida Tusaasiduu Xalaal U Yahay.

0
Thursday May 14, 2020 - 10:32:13 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 891
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadan Ictiraaf Doonayaa Sharciguu Dhigtuu Ku Dhaqmaa Oo Dunida Tusaasiduu Xalaal U Yahay.

    Waxaa muuqata in SOMALILAND lafteedii aanay is ictiraaf sanayn oo aanay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa muuqata in SOMALILAND lafteedii aanay is ictiraaf sanayn oo aanay

LAFTEEDII IS QIRSANAYN OO HUBAALA.DIStOORKAY samaysatay itaal kasta ha lahaadee  aanay ku dhaqmayn oo tacadiyaddii ay bulshada ay sheeganayso kula dhaqmayso waxyaalo xukun QARQOOSH AH. XUKUN QARQOOSHKA magacani wuxuu inaga soo galay xagga masaaradii hore boqolaal sano ka hor ayaa waxaa soo maray boqor la odhan jiray MALIK QARQOOSH oo ula dhaqmi jiray shacabkii hoos joogay siday maanta  Xukuumadda Muse Biixi ula dhaqmayso shacabka.  Wuxuu boqorkaasi xukunkiisu ahaa gole ka guul aan buugna laga eegin. Tusaale waxaa ka mid ahaa NINBAA NIN FAASH KU DILAY MARKAASAA NINKII WAX DILAY BOQOR QARQOOSH LOO KEENAY OO KIISKIINA LOO SHEEGAY , BOQORQOOSH MARKIIBA GOAAN GOLE KA FUULA BUU GAADHAY  WUXUU YIDHI NINKA WAX DILAY ISKA SII DAAYA OO DOONA FAASHKA UU LA DHACAY NINKII SAMEEYEY OO DILA NINKAA DABADEED NINKII FAASHASHKA SAMAYN JIRAY BAA LA DILAY.imika waxaa ka dhigan booliiskan rinjiyeystay  buurbuurta kuwa watay ee qaadka sitay aanay lahay oo kiisaskii Aanay maxkamadii kasoo  dhammaan uu Muse Biixi yidhi  rinjiyeysta . Inuu xukunkaasi Muse Biixi ka markhaatiyahay , Muse Biixi waakii inoo sheegay inuu bakhaar cunto iyo xawaashyo ka gurtay ninkii lahaana markuu lacagtii weydiiyey KU YIDHII QORIGAYGAA KU QOR imika dadkii gawaadhida lahaa waa qori baan idinkaga qaaday WAA XUKUN QARQOOSH ADDUUNKII ICTIRAAF KA AHAYNU KA DOONAYNAY IYO SOMALIDII AYNU DOODA LA GELEYNAY WAY INA DAAWANAYAAN .markaa meeshii hadday Xukuumaddu dunida tusayso inaan sharci jirin cid investement wadanka gashan kartaa ma jirayso meel aan qaannuun XUKUN Military aan lagu soo rogin oon baarlamaanku jirin oo hadli karin sharciga maarshaal law ga ah ee shaqaynaya aanay baaramaanku sheeggu la hadli karin.

 

Sharcidarada waxaa kaloo muujinaya Degmada yar ee Gabiley ee intay qaadatay dhaqaalihii Sannaag iyo kii TOGDHEER iyo kii Awdal hadana odayadeedii intay geed soo hoos fadhiisteen ayey goboladii waaweynaa ku diganayaan oo gobolo curaddadoodii waxna madheen waxna iyaga u xidhanyihiin ayey leeyihiin anaga curadadayadii kabaa ka lumey Muusaw, Horaa loo  yidhi nin galbeed ku dhashay nirigta gaaroodi baa dhaanta  intay u hiilin laayeen TOGDHEER iyo Sannaag bay weliba SII QURURUF LEEYIHIIN.

 

QAAD LAHOODA LA QABTO GAADHIGA LAGAMA RIJIYEYSTO.  WAXAA INA SOO MARIDOONA WAQTI KALE  WAXAN LA IDII  TIRINAYAABA WAABA SHAQO YAR OO BARIIS GOYSA , WADAOOYINKA DEGMOOYINKIINA LOO BOOBAY IYAGA WAA LA IDINKA BADSANDOONAA FAAIIDOOYINKOODA BURCO IYO HARGEYSANA WADADOODA WAA LA SAMAYN GOOR AY NOQOTABA WAAYO DHAQAALAHA WADANKAA U BAAHAN EE REERO UMA BAAHNA WAAYO TIRADII BULSHADA REER SOMALILAND WAXAY JIRTAA SOOL SANNAAG IYO TOGDHEER MA WADA LAAAN DOONAAN WAA HUBAAL. DEGMADIINA QAADKA CAGAARAN AHI WAA 40KM SQ.

 

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...