Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Way KuGuulaystay Joojinta Qaadka

0
Thursday May 14, 2020 - 10:27:17 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 850
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Way KuGuulaystay Joojinta Qaadka

    W/Q: Hamse riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hamse riiraash



Dadka soomaalidu marba waxba  ka hadlaan,maxaa waxaa loo samayn waayay?qaadka loo joojin waayay ?oo qaadku sow wali sidii uma soo gallo?dawladu maxaa ay wax uga qaban waydday? Erayadan iyo in ka badanbay  ku tiraabi jireen ka hor inta aan qaadka la joojin.

 

Dawladdu waxa ay ku dhaqaaqday  oo ay u gudo gashay sidii ay muddo bil ah hawshaa iyada  gaar ahaan ramadaanta uga hawl gali lahayd oo ay joojin layd waa qaadkee.

 

isla kuwii sidaa lahaa ayaa isla maanta leh maxaa loo joojinayaa !!!?soomaalida ku maahmaahda ma anagaa waallan mise cadanbaa laga heesayaa!!!

 

Haddaba dawladu way ku guulaystay ,dadkuna maaha iyaga oo sharciga og in ay sameeyaan dhago adayg.

 

Maxaaba u hadhsan ramadaantii 9 cishaa ka hadhsan  anigu waxaaan leeyahay dawladu waa ku guulaystay arrintaa iyada ah hanbaliyo

 

W/Q: Hamse riiraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...