Laba Katiinadood

0
Tuesday April 09, 2019 - 16:02:26 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1044
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laba Katiinadood

    Keene iyo kordhiye. Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxaan ku wey diiyay Beryahan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Keene iyo kordhiye. Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxaan ku wey diiyay Beryahan

maad hadlin adduunkii oo dhamina isku dhabaq, Dawladaa wixii tijaari haddaanay sheer la noqon hantidooda La wareegaya bal ii waran .

Keene.saaxiib waa sidaa aad sheegtay waxaan uaamusay waxaynu Ku dhex jirraa laba KATIINADOOD aanay midina damiir lahayn Iyo dad nimo toona .

Waxa layidhi jabuuti ayaa gudaha S/LAAN kugu xidhaysa intay waxaaga boobto inta aad S/LAAN la tagtayna way kaaga Daba imanaysaa oo iyadaa xukunta S/LAAN, Waxa kaloo la yidhi waxaynu noqonay maamul goboleed Jabuuti ka tirsan, Markaa anigu saaxiib nin weynbaan ahoo ma xamilayo jiidjiid Ee waan iska aamusayaa INTA WAX LAYSKA CELINAYO

Guuleed liibaansnm1710@livecom


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...