Tirada Kiisaska Covid-19 Ee Dawlada Soomaaliya Shaacisay 24-kii Saacadood Ee Ugu Dambeeyey

0
Monday May 11, 2020 - 15:19:59 in News by
  • Visits: 1281
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tirada Kiisaska Covid-19 Ee Dawlada Soomaaliya Shaacisay 24-kii Saacadood Ee Ugu Dambeeyey

    Tirada Kiisaska Covid-19 Ee Dawlada Soomaaliya Shaacisay 24-kii Saacadood Ee Ugu Dambeeyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tirada Kiisaska Covid-19 Ee Dawlada Soomaaliya Shaacisay 24-kii Saacadood Ee Ugu Dambeeyey


Muqdisho(HWN):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ayaa ku dhawaaqday xaaladaha cusub ee caabuqa COVID-19, xaaladaha la xaqijiyay ayaa ah 57 xaaladood. Xaaladahaan waxaa lagaso xaqiijiyay 3 kamid ah maamul goboleedyada dalka.

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Coronavirus ee dalka | Universal ...


Gobolka Banadir ayaa laga xaqiijiyay 23 xaaladood, Maamulka Somaliland 17 xaaladood iyo Maamulka Puntland 17 xaaladood.


Wadarta guud ee xaaladaha caabuqa ayaa ah 1054 xaaladood, waxaa geeriyooday 3 bukaan, waxaana bogsooday 8 bukaan.


Wasiirka ayaa bulshada ku adkeesay ahmiyada ay leedahay in lagu dadaalo xakameynta caabuqa maadama ka hortaggu uu ka wanaagsan daweynta, waxaa muhiim ah in lagu dadaalo siyaabaha looga hortago caabuqa maadama ay qatartiisu tahay mid aad badan.

Loading...
Loading...