Iyamaa Mudnaanta Leh Baahiyaha Biyaha Iyo Caafimaadka Iyo Madaxtooyocusub W.Q. Ahmed Lababaale

0
Tuesday April 09, 2019 - 09:16:47 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1979
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iyamaa Mudnaanta Leh Baahiyaha Biyaha Iyo Caafimaadka Iyo Madaxtooyocusub W.Q. Ahmed Lababaale

    caqliga fayoobi ma idin siinayaa baahiyihiii asaaasiga ahaa ee bulshada sida biyaha caafimaadka wax barashada oo baahi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

caqliga fayoobi ma idin siinayaa baahiyihiii asaaasiga ahaa ee bulshada sida biyaha caafimaadka wax barashada oo baahi wayn loo qabo in layidhaahdo waxa ladhisayaa madaxtooyo cusub oo ay ku baxayso malaayiin dolar ayaa dhul afar kilo mitir oo isku wareega laga dhisayaa ?


waxaynu wada ognahay biyo la.aanta ka taagan caasimadii wadanka looga talinayay iyo baahida wayn ee looqabo sidii loo heli lahaa biyo wada gaadha dhamaan caasimada somaliland

waxaynu kaloo ognahay wado xumada kamuuqata jidadka magaaloyinka waawayn ..



waxaynu kaloo ognahay dooxyada waaawayn ee markuu roobku yimaado qaada dad iyo duunyada baahida looqabo in biriijyo laga sameeyo

waxaynu kaloo ognahay cisbitaalada waawayn ee goboladu siday uhoosayso adeegooda caafimaaad ..

waxaynu kaloo ognahay i.w.m


hadaba intaasoo baahiyoood iyo qaar kaloo badan iyadoo wadanka ay ka taagan yihiin

hadana maxaa keenay amase waamaxay baahida keentay


in madaxtooyo cusub oo malaayiin dolar ku baxayaanmadaxwaynuhu yidhaahdo waan dhisayaa

miyaanay ahayn caqli xumo iyo danta baahiyaha shacabka oo aan dan kalahay xukuumada hogaanka uhaysa wadanka

jawaabtaasi waxay utaalaa shicib waynaha somaliland


Qalinkii Ahmed lababaale

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...