Sideebayna Covid 19ka Uga Gaashaman Karnaa.

0
Sunday May 10, 2020 - 09:51:12 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 846
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sideebayna Covid 19ka Uga Gaashaman Karnaa.

    W/Q: Hamse riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hamse riiraash



Cudurka dilaaga"ee aduunyadii wareeriyay,ee abuuray walbaarka kaasi oo kaga wada  qaylisiiyay wacdarana u dhigay aduun weynihii dabadeedna biday wareer iyo jahwareer ee guda galsiiyay   xakamayntiisa walise wax daawa ah way u waayeen.

 

Wuxuu kasoo bilaabmay wadanka shiinaha kaa oo sida dabaysha aduunkoo dhan u wareegay.

 

Wuxuu gaadhay maraykanka dabadeedna wuxuu   ku waabariistay yurub isaga oo ka burburiyay waaxyihii dhaqaalaha markii danbana si isku mida u wada maansheeyay kaa oo wiiqay.

 

Dabadeedna wuxuu usoo waydaartay afrika isaga oo atakaya oo weerar ku qaadaya waxyaha jidhka bini aadamka .waxa haddaba  inala gudboon in aynu fariimaha iyo wacdiga wasaaradaha caafimaadka si wacan u dhugano soomaaliduna iska dhaafto wax kastoo u keenaya dhib iyo dhaga adayga aan faa'idada u lahayn.

 

W/Q: Hamse riiraash

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...