Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Ka Hadlaya Ka Faa'idaysiga Tobanka Danbe Ee Ramadan

0
Saturday May 09, 2020 - 11:30:01 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 6600
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Ka Hadlaya Ka Faa'idaysiga Tobanka Danbe Ee Ramadan

    Ramadaan waa bill u gaara ilaàha raxmaanka,ee mulkiga aduunka iska leh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ramadaan waa bill u gaara ilaàha raxmaanka,ee mulkiga aduunka iska leh.

Bishan oo ah bill la xidhxidho shadaadiinta idilkood,albaabada naareedna iradaha la iskugu dhufto.



Albaabada jannadana sidoo kale la furo adoomaha eebbena sidoo kale loogu bushaareeyo wanaag iyo khayr taasi oo qofina uu tirrin karayn.

 

Haddaba tobanka danbe waxa ku jira fadli weyn iyo ajar dhererkeedu u dhiganto cir iyo dhulka dhexdiisa.

 

Waxa ku jira habeen qaayo weyn oo qiimo sare leh waa habeen u dhigmaysa kun billood.waa habeen qofka hella uu leeyahay nasiib weyn alla ha inala kullansiiyo,habeenkaasi waa laytul qadriga

 

Hamse Riiraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...