Akhri Magacyada Masuuliyiinta Xogta Siiya Muuse Biixi Iyo Goobaha Ay Ka Hawlgalaan

0
Friday May 08, 2020 - 11:22:21 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 5592
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Akhri Magacyada Masuuliyiinta Xogta Siiya Muuse Biixi Iyo Goobaha Ay Ka Hawlgalaan

    "Dadkaaso oo dhami waa jufada Madaxweynaha waana dadka bixiya xoga hoose"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dadkaaso oo dhami waa jufada Madaxweynaha waana dadka bixiya xoga hoose"




Waxay la soo bandhigay Masuuliyiinta reer Samater ee haayad kasta oo dawladeed Xil ugu dhiibtey Madaxweyne Muuse Biixi  si ay ugu soo waraman.

 

1. Ahmed Mohamed Carab- Maamula Ku-xigeenka Madaarka Ahna madaxa Nabadgalayada- Reer Samatar

 

2. Ridwaan Faarax - Agaasimaha duulimaadyada Madaarka Hargeisa-Reer Samatar.

 

3. Ibraahim – Agaasimaha Waaxda Gaadiidka ee Madaarka Egal International Airport-Reer Samatar.

 

4. Ismail- maamule ku xigeenka Cashuuraha Ee Madaarka Egal International Airport Ka-Reer Samatar.

 

5. Abdirahman Yaasiin- Safiir ku xigeenka Belgiumka Iyo Holland-Reer Samatar.

 

6. Iid Muuse Muhumed Haji farah – Agaasimaha machadka tobabarka shaqaalaha  dawladaha hoose- Reer Samatar.

 

7. Abdirahman Abdi Hassan- Wakiilka Ganacsiga ee Safaarada Addis Ababa-Reer Samatar.

 

8. Ahmed Ciise Abdi dheeg - Safiir ku xigeenka saffarada Sucuudi Arabaya, -Reer Samatar.

 

9. Dr Abdi Abdilahi National malaria program  ee wasaarada Caafimaadka-Reer Samatar.

 

10.  Dr abdirahman geel National HIV program. Ee wasaaradda horumarinta caafimaadka-Reer Samatar

 

11. Siciid Nuux, National Drug Authority-Reer Samatar.

 

12. Dr. Raabi- Lataliyaha Wasiirka -Reer Samatar.

 

13. Maxamed dahir khayre, Lataliyaha wasiirka ahna waaxda HIV/AIDS -Reer Samatar.

 

14. Maxamuud Xoore – Agaasimaha Xisaabaadka ee Wakaalda biyaha Hargeisa, -Reer Samatar.

 

15. Eng Khalif, Maareeyihii hore ee wakaalda ahna Madaxa mashruuca SDF ee wakaalada biyaha-Reer Samatar.

 

16. Abdiraxman Abdi Abdillahi (Shiine) - Agaasimaha Shaqaalaha Ee wakaalada biyaha Hargeisa-Reer Samatar.

 

17. Xamda Yousuf Adan Agaasimaha Maamulka Iyo lacagta ee Wasaarada Arrimaha Bulshada iyo Qoyska -Reer Samatar.

 

18. Eid sh. Muhumed Sagal- Agaasimaha waaxda qorshaynta wasaaradda qoyska-Reer Samatar.

 

19. Maxamed Cismaan Dube- Agaasimaha Maamulka Iyo Lacagta Ee wasaarada Horumarinta Beraha -Reer Samatar.

 

20. Sucaad Sh. Axmed Cismaan- Agaasimaha Waaxda Maamulka & Lacagta-Reer Samatar.

 

21. Ahmed cumer quule- Guddoomiyaha Kuuliyada tobabarka Macalimiinta Somaliland- Reer Samatar.

 

22. AbdiAsiis Dheeg- Agaasime ku xigeenka Miisaaniyada Wasaarada Maaliyada-Reer Samatar.

 

23. Abdiwahaab Ali Muhumed-Garaad- Agaasimaha Waaxda GPLG ga ee wasaarada Maaliyada- Reer Samatar.

 

24. Ismail Mohamed Ahmed- Lataliyaha haayada barakacayaasha Somaliland-Reer Samatar.

 

Dadkaaso oo dhami waa jufada Madaxweynaha waana dadka bixiya xoga hoose ee meelaha ay ka shaqeeyaan si joogto ah.

 

Waxa aaynu kusoo afmerayna hees aay wadda qaadi jireen Axmed Cali Ciqaal iyo Baxsan Xaaji Cali ee odhan jirteey haddii deeq ilaah ku siiyo",

 

Haddii deeq illaah ku siiyo

Haddad darajiyo xil qaado

Daruuraha hadduu geeyo

Dushuu kaa eegayaaye

Ducaa la yaboohsadaye

Kibirka waa lagu duma

Nimcaduu ka daadiyaye

Dooratoo miyad ilawdey.

 

Waxa Xogtan Soo Bandhigay Sharmaarke Abdilaki Qaloonbi

Loading...
Loading...