ISBARBAR DHIG LABADA XISBI KULMIYE IYO XISBIGII HORE UDUB MUDOOYINKII AY KA TALINAYEEN DALKA…W/Q Garyaqaan Cadirisaaq Saabir

0
Monday April 08, 2019 - 17:27:08 in Articles by
  • Visits: 2391
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ISBARBAR DHIG LABADA XISBI KULMIYE IYO XISBIGII HORE UDUB MUDOOYINKII AY KA TALINAYEEN DALKA…W/Q Garyaqaan Cadirisaaq Saabir

    ISBARBAR DHIG LABADA XISBI KULMIYE IYO XISBIGII HORE UDUB MUDOOYINKII AY KA TALINAYEEN DALKA…W/Q Garyaqaan Cadirisaaq Saabir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ISBARBAR DHIG LABADA XISBI KULMIYE IYO XISBIGII HORE UDUB MUDOOYINKII AY KA TALINAYEEN DALKA…W/Q Garyaqaan Cadirisaaq Saabir

 


Wakhtigan lajoogo wuxuu dalku marayaa marlxaladii ugu liidatay xaga doorashooyinka, Golaha barlaaanku mudo dhaaf, Golaha Guurtidu Gole layska dhaxlo, Golayaasha Degaanka Dalku mudo dhaaf,

waxa kaliya ee sharci ku fadhiye "legitimacy" ah waa waaxda fulinta Oo ah madexweynaha, Hadaba intuu uu xisbil xaakimka Kulmiye xukumayay, mudo 9 sano waxaa kaliya oo doorasho qabtay 2 jeer kaliya, oo kala ah 1:Doorsahadii Golaha degaanka 2012kii 2:doorashadii Madaxtooyada 2017kii.

Halka xisbil Xaakimkii hore ee udub Mudo 8 sano uu qabtay Madaxweyne Riyaale, Doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee ugu horreysay ee ay xisbiyo ku tartamaan Bishii April sannadii 2003,gii

1golayaasha Degaanka Dalka

2 dooraahada madaxtooyada 2003

3:doorashdii Madaxtooyada 2010

4: Doorashadii barlamaanka 2005

Waxaa uu qabtay 4 doorasho

Waxaa Nasiib Daro weyn ah waxay ahayd in xisbiga kukmiye xaga doorashooyinka sii hore mariyo laakiin waxaad arkaysaa Dib u dhaca ku yimid gudasho la,aanta Dastuurka Dib u socodka wadanka ku yimid, ilaa hadana uuma muuqdaan sidii Doorasho loo qaban lahaa waxaa daashatay mudo kordhin sharci Daro Ah. Waxaana inoo muuqata in Xisbigii hore Ee UDUB kaga horumarsanaa Xaga Doorashooyinka.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...