Hadaan Cabirka Ka Qaatay Hadalkii Madaxweyne Biixi

0
Wednesday May 06, 2020 - 09:59:22 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1096
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hadaan Cabirka Ka Qaatay Hadalkii Madaxweyne Biixi

    Hadaan cabirka ka qaatay hadalkii madaxweyne biixi, waxay u eegid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadaan cabirka ka qaatay hadalkii madaxweyne biixi, waxay u eegid

 in hadalka laysku mudayo oo midba midka kale beegsanayo, Maxaa yeelay wax’s labadoodaba Ka muuqatay inaanay isu laab xaadhnay .



Gaboose Halbaa Seegtay madaxweynaana midbaa seegtay. Gaboose halbaa seegtay Madaxweynuu haduu ku yidhi taladaadi waan  Qaadanay iska aamu ayaa seegtay 


Madaxweynahana waxa seegtay dalka adigaa u madax weyne ahe Cidna ha beegsan 

Inkastoo hadal ka madaxwynuu cidna Saamaynay

Hadana tuhun ayey ku kordhisay

Mohamud ahmed Dhoolayare 

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...