Goblan Talo Aduuneey,Geedi Aan Degeyneey,Gurgursha Ku Soo Rara, Maguda Abaalkiis

0
Tuesday May 05, 2020 - 09:49:54 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1046
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goblan Talo Aduuneey,Geedi Aan Degeyneey,Gurgursha Ku Soo Rara, Maguda Abaalkiis

    Geeri Lama Huraaye,Gocashaan La Deyneyn. (Ahun)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Geeri Lama Huraaye,Gocashaan La Deyneyn. (Ahun)


BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

SALAAN KADIB WAXAN MID KHAAS AH U SOO DIRAYAA,

BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

 

1-GEYIGUU ILAAHAY GUUL LA DOONAYUU  RABO,

   GEESIYADU U DHALIYO,GEDI KAMA DHAMEEYE,

   GADHWADEN HOGAANIYO,GUNDHIGBU U REEBA,

   GEERI LAMA HURAYE,GOCASHAN LA WAAYEYN.

 

2-GOOBU AAR FADHIYI JIRAY,GUUXA IYO REENKI,

    GALAWGA IYO SHINBIRIHII,FIINTI KA GUUREEN,

    GEEDAHA DUSHOODIYO,GUUDKI KA BAQAYAAN,

    GOORTAY OGAADEEN,INAY GUUSHI KELI TAHAY,

 

3-GIDI HABAR DUGAAGA,GOOHEEDI DHEGEYSTOO,

    GOLIDIYO WARAABIHI,SOO MAY KU GAYDHAMIN,

    GOBLAN TALO ADUUNEEY,GEEDI AAN DEGEYNEY,

    GURGURSHI KU SOO RARAY,MAAD GUDIN ABAALKI.

 

4-GODOBTAAD U ROONTIYO,GARTA EEXDA LOO NAQO,

    GAFUURKO LA TAAGIYO,GALAD LAGAMA HELO KIBIR,

    GADAAFADA SOKEEYU,GUD BAY KUGU RIDAA DHEER,

    GURAC TOOS HA MOODINE,GARAADKAAGA BAANDHE,

                   ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...