Ciidamada Booliska oo soo bandhigay gadiidkii ugu badna ee qaad lagu qabtay

0
Monday May 04, 2020 - 10:52:41 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2697
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Booliska oo soo bandhigay gadiidkii ugu badna ee qaad lagu qabtay

    Waxa Si Toos Ula Wareegaya Ciida madda Amniga Ee Dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Si Toos Ula Wareegaya Ciida madda Amniga Ee Dalka





Ciidamadda Booliska Somaliland Ayaa Saakay Soo Bandhigay 32 Gaadhi Oo Ay Ayaamihii Ina Dhaafay Ku 

Soo Qabteen Qaadkii Koontarabaanka Ahaa Ee Ay Guddida Heer-Qaran Ee Ka Hortagga Xannuunka COVID-

19 Ka Madnooceen Dalka Muddo 25-Cisho Ah, Iyada Oo La Ilaalinaayo Bad-qabka Shacabka Somaliland Si 

Aannu Xannuunku Shacabka Dhexdiisa Ugu Faafin,

Gaadiidkan Ayaa Isugu Jira Noocyada Kala Duwan Ee Baabuurta, Sidii Digniinta Guddidu Ahaydna Gaadiidkan

 Waxa Si Toos Ula Wareegaya Ciida madda Amniga Ee Dalka Iyaga Oo Uga Faaiidaysan-doonna Hawlahooda 

Qaran Ee Ay Maalin Walba Ummadda Ugu Mashquulsan Yihiin"

Loading...
Loading...