Cornel Muuse Biixi Beeshiisa "HEEGO" Marka ladhaliilo Maxay u yidhaahdaan S/Land ayaad kasoo Horjeedaa?

0
Monday May 04, 2020 - 08:37:40 in News by Super Admin
  • Visits: 2983
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cornel Muuse Biixi Beeshiisa "HEEGO" Marka ladhaliilo Maxay u yidhaahdaan S/Land ayaad kasoo Horjeedaa?

    Waxay Beesha Cornell Muuse Biixi caadeysteen dhaqan ay inta badan isticmaalaan badiba dawladaha keligii taliska ahi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxay Beesha Cornell Muuse Biixi caadeysteen dhaqan ay inta badan isticmaalaan badiba dawladaha keligii taliska ahi.



Madaxweynaha Somaliland  Muuse Biixi Cabdi waa waa maxweyne qaranka mana aha mid reer keliyii soo doorteen may ahayn inreerkiisu u fahmaan madaxweyne reer, ceeb weyn bay ku tahay "HEEGO"


Hadaba: Waxay Beesha Cornell Muuse Biixi caadeysteen dhaqan ay inta badan isticmaalaan badiba dawladaha keligii taliska ahi.

Hadaba hadeynu dib ugu noqono dawladii dhexe ee Mohamed Siyaad Bare

 waxaana dhaqan u ahaan jirtay hadiiba madaxweynaha wax laga sheego iyadoo la toosinaayo xaqna muwaadinka ugu leeyahay dhaliilid iyo toosin.

 in lagu cambareyn jirey cidii toosisa waxna u sheegtaa madaxweynaha inay ku eedayn jireen qaran dumis kadibna ku muteysan jireen.
 xadhig madaxaa ha ku furto ah, dil, handadaad iyo toorjar joogto ah iyo inay kaso horjeedaan ubixii kacaanka.

Kadib Sabab u noqotey burburkii dawladii awooda badneyd ee Mohamed Siyaad Bare iyadoon looga horeynin xigteysigii iyo tacadigii ay ku dhaqmayeen reerkiisu.

Hadaba Maanta Somaliland:

 waxa ka jira dhaqan ay caado ka dhigteen Beesha Madaxweynaha Somaliland kuwaas oo Canbaareyn, iyo ka Xigteysi samaynaaya iyagoo TV iyo Baraha bulshadaba ku aflagadeynaaya cidii wax ka sheegta madaxweynaha. Taasi waxay ku tusaysaa inuu taliskani hayo tubtii taliskii Mohamed Siyaad Bare ku hoogey.

Waxay (HEEGO) hilamaansan tahay in dawladii ka awooda weynaa ku tasoobtay marinka ay cagta saareen.

Waxay is weydiintu tahay Muuse Biixi.

Ma Madaxweyne reer qudhi soo doorteenba?
Ma Madaxweyne Heego soo doorateyba?
Mise waa Madaxweyne qaran oo umada reer Somaliland oo dhami soo dooratey?

Su'aalahaas iyo kuwo kaleba waxay u yaalan reer korneyl Muuse Biixi

Hadhwanaagnews.
Hargeisa Office.
Loading...
Loading...